Monday, October 15th, 2018

DHAGEYSO: Wararkii ugu Dambeeyay ee Magalooyinka Jigjiga iyo Diridhaba?

Published on August 5, 2018 by   ·   No Comments

Tan iyo shalay markii ay rabshaduhu ka billowdeen Jigjiga waxaa la isweydiinayey halka uu ku sugan yahay madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar.

Idiris Ismaaciil Cabdi oo ah wasiirka warfaafinta ee DDSI wuxuu BBC u sheegay shalay in madaxweynuhu uu ku sugan yahay madaxtooyada.

Dawladda Itoobiya ayaa sheegaysa in Ciidamada militarigu ay qaadi doonaan dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka ah si ay u ilaaliso Nabadgelyada Gobolka Soomaalida ee kuyaal Bariga dalkaas. Kadib markii iskudhacyo qawmiyadeed ay galaafteen nolosha ugu yaraan 30 qof.

DHAGEYSO Guriga Abdi ileya iyo Militarig

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Xog Ku Saabsan Gabdhihii Laga Helay Minnesota+Magacyadda?

October, 15, 2018
Wararka aan ka helayno gobolka Minnesota ayaa sheegaya in labo hablood oo Soomaali ah oo la la’aan ilaa ...

DHAGEYSO:Xasan Cali Khayre Oo Waxbarasho Lacag La’aan Ah U Ballan Qaaday Caruurtii Waalidiintooda Lagu Dilay Qarixii Soobe

October, 14, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay munaasabadda xasuusta qaran ee musiibadii ...

DHAGEYSO:Dowladda Sacuudiga oo War kasoo Saartay Suxufigii Lagu Dilay Turkiga ?

October, 13, 2018
Dowlada Sacuudiga ayaa lagu eedeeyay in sirdoonkooda ay dileen Wariye Jamal Khashoggi oo mucaarad ku ahaa Boqortooyada Sacuudiga , ...




.