Tuesday, October 16th, 2018

DHAGEYSO:Rabshadahii u Dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada oo ku Fiday Dalka Jabuuti!

Published on August 6, 2018 by   ·   No Comments

Dagaalka oo u dhaxeeya qowmiyada Oromada Itoobiya iyo Soomaalida ayaa waxa uu haatan ka socdaa deegaano uu ka mid yahay Tuli Guuleed,waxaana la sheegay in uu ka dhashay khasaaroa labada dhinac ah.

Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in rabshadaha u dhaxeeyay Soomaalida iyo Oromada ee ka bilowday dalka Itoobiya uu hada gaaray dalka Jabuuti, waxaana dalkaasi maanta lagu weeraray dad Oromo ah.

Waxa uu sidoo kale sheegay taliyaha in la xir xiray qaar kamid ah dadkii rabshadaha ku lugta lahaa ee weeraray dadka Oromada ,waxa uuna tilmaamay in ciidamada booliiska diyaar u yihiin in ay ka hortagaan in rabshado kale dhacaan.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Wax badan ka Ogow Habkii loo dilay Wariye Jamaal Khashoggi iyo Fashilka Sacuudiga !!

October, 16, 2018
Waxaa weli socda baaritaanka qaabkii uu u dhacay dilka Wariye Jamaal Khashoggi, oo hadda in la dilay shaki ...

DHAGEYSO:Dowladda Farmaajo oo Sharraxaad Yaab leh ka Bixisay Go’aankii Ay ku Taageertay Sacuudiga!!

October, 15, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sharraxaad ka bixiyey go’aanka xukuumadda Soomaaliya ay taageerada ugu muujisay ...

DHAGEYSO:Xog Ku Saabsan Gabdhihii Laga Helay Minnesota+Magacyadda?

October, 15, 2018
Wararka aan ka helayno gobolka Minnesota ayaa sheegaya in labo hablood oo Soomaali ah oo la la’aan ilaa ...




.