Saturday, August 18th, 2018

DHAGEYSO:Halkee Ayuu ku Dambeyn Doonaa Cabdi Maxamuud Cumar ?

Published on August 7, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa shalay is casilay kadib rabshado xoogan oo ka dhacay magaalada Jigjiga oo xarun u aheyd  maamulkiisa.

Cabdi Maxamuud Cumar oo Madaxweyne ka ahaa dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya in ka badan 8-sano ayaa lagu qasbay in uu xilka iska casilo kadib cadaadis siyaasadeed oo la saaray iyo rabshado ka dhacay magaalada Jigjiga.

Sida aan xogta ku heleyno Madaxweynaha is casilay Cabdi Maxamuud Cumar ayaa weli majaraha u hayo siyaasadda dowlad deegaanka Itoobiya, waxa uuna wali yahay Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Comments (0)




Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Xil u Magacaabay Taliyihii uu Xilka Ka Qaaday Farmaajo?

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta oo sabti ah u Magacaabay La Taliye Sare Xafiiska. Xilkaan ...

DHAGEYSO Faarax Macalin:-“Kenya Waxa ay $1.5 Milyan Bil Walba Siisaa Axmed Madoobe”.!

August, 18, 2018
Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa eedeen culus u jeediyay Ciidamadda Kenya ee qeybta ka howlgalka ...




.