Friday, August 17th, 2018

DHAGEYSO:Dowladda Farmaajo oo Mowqif Cusub Ka Qaadatay Khilaafka Sacuudiga iyo..?

Published on August 8, 2018 by   ·   No Comments

Qoraal Kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay garab taagan tahay Dowladda Sucuudiga.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Soomaalya ay diiddan tahay faragelin kasta oo arrimaha dibadda ah oo lagu sameeyo arrimaha gudaha Dalka Sucuudiga.

 

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Xog Cusub oo Ku Saabsan Ujeedka Safarka Farmaajo ee Turkiga?

August, 17, 2018
Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta oo Jimca ah u ...

Abaanduulihii uu Farmaajo Xilka Ka Qaaday oo Qarax Lala Eegtay?

August, 17, 2018
dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo duhurnimadii maanta lala eegtay kolonyo uu la socday Gen. Cabdullaahi ...




.