Saturday, August 18th, 2018

DHAGEYSO:Liiska Magacyada Wasiirada Dowladda Farmaajo ee Heysta Dhalashada Dalka Canada?

Published on August 8, 2018 by   ·   No Comments

Sida aan wararkeena hore ku sheegnay Dowlada Somalia ayaa daboolka ka qaaday inay isgarabtaageyso dowlada Sacuudiga oo uu khilaaf diblumaasiyadeed kala dhexeeyo Canada.

Dowlada Somalia waxa ay sheegtay inay la safan tahay dowlada Sacuudiga, waxa ayna dowlada Canada ku eedeysay inay ku xadgudbeyso madax-banaanida dalkaasi.

1-Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad.

2-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac.

3-Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil.

4-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed C/llaahi Salaad Oomaae.

5-Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamdd Xasan.

6- Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Deeqo Yaasiin.

7- Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre.

8-Taliyaha Nabadsugida Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen.

Wariyaha VOA Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka  Cabdiqafaar Cabdi Wardheere!!

Comments (0)




Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Xil u Magacaabay Taliyihii uu Xilka Ka Qaaday Farmaajo?

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta oo sabti ah u Magacaabay La Taliye Sare Xafiiska. Xilkaan ...

DHAGEYSO Faarax Macalin:-“Kenya Waxa ay $1.5 Milyan Bil Walba Siisaa Axmed Madoobe”.!

August, 18, 2018
Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa eedeen culus u jeediyay Ciidamadda Kenya ee qeybta ka howlgalka ...




.