Saturday, August 18th, 2018

DHAGEYSO:Axmed Madoobe oo ku Soo biiray Kiiska Cabdi Ilay?

Published on August 8, 2018 by   ·   No Comments

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Xaaladda Madaxweynihii dowladd deegaanka Somaalida Ethopia Cabdi Maxamed Cumar oo dhawaan shaaciyay in uu iska casilay xilkii Madaxweynaha maamulkaas.

Warar is khilaafsan ayaa sheegaya in Madaxweynihii Dowladd deegaanka Somalida Ethopia Cabdi Maxamuud uu xiran yahay, halka warar kale ay oronayaan in xabsi guri uu ku jiro,warar kalena waxay sheegayaan in ammni ahaan uu halkaasi ugu sugan yahay.

Dhanka kale magaaladda addis ababa waxaa saacadihii aynu soo dhaafnay gaaray mas’uuliyiin uu kamid yahay Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe),wuxuuna ujeedka halkaas u gaaray lagu sheegay sidii abiy Ahmed uu kala hadli lahaa xaaladda Dowladd deegaanka iyo Cabdi Iley.

Comments (0)




Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Xil u Magacaabay Taliyihii uu Xilka Ka Qaaday Farmaajo?

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa maanta oo sabti ah u Magacaabay La Taliye Sare Xafiiska. Xilkaan ...

DHAGEYSO Faarax Macalin:-“Kenya Waxa ay $1.5 Milyan Bil Walba Siisaa Axmed Madoobe”.!

August, 18, 2018
Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa eedeen culus u jeediyay Ciidamadda Kenya ee qeybta ka howlgalka ...




.