Friday, August 17th, 2018

DHAGEYSO:Magacyada Saraakiil Caan Ah oo Shabaab laga Dilay?

Published on August 11, 2018 by   ·   No Comments

Saraakiil ka tirsan Xoogga dalka oo la hadlay idaacadda codka ciidamada ayaa sheegay in ay dileen saraakiil sare oo Shabaab ah, kadib howgal ay ka fuliyeen meel ku dhaw degmada Qoryooleey.

Howlgal ciidamada Milatariga Soomaaliya ay ka sameeyeen duleedka degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa  lagu dilay saraakiil  Shabaab ah.

Saraakiisha sar sare ee la dilay ayay saraakiisha ciidanka xoogga dalka waxa ay magacyadooda  ku sheegeen, Macalin Xuseen oo Al-shabaab u qaabilsanaa Amniyaadka iyo Farxaan daahir xiirane oo Al-shabaab u qaabilsanaa dhanka sirdoonka.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Xog Cusub oo Ku Saabsan Ujeedka Safarka Farmaajo ee Turkiga?

August, 17, 2018
Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta oo Jimca ah u ...

Abaanduulihii uu Farmaajo Xilka Ka Qaaday oo Qarax Lala Eegtay?

August, 17, 2018
dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo duhurnimadii maanta lala eegtay kolonyo uu la socday Gen. Cabdullaahi ...




.