Tuesday, July 17th, 2018

DHAGEYSO:Nin Walaalkiis Goordhaw ku Dilay Muqdisho!

Published on July 10, 2018 by   ·   No Comments

Guddoomiyaha Waaxda Xaawo Taako ee degmada Howl-wadaag Axmed Ismaaciil Maxamed ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Kulmiye In C/llaahi Cali Qaado uu xalay saqdii dhexe dilay Walaalkiis Xasan Cali Qaado oo loo yaqaano (Laari) waxa uuna falkaan ka dhacay agagaarka Xaafadda Daalo ee degmada Howl-wadaag.

Ninka Wax dilay ee C/llaahi Cali Qaado ayaa la sheegay in dhawaan uu ka yimid dalka dibadiisa waxaana dilka sababay muran la sheegay in mudooyinkii la soo dhaafay uu ka dhax-taagna Labada Wiil ee Walaalaha ah.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO Al-Shabaab oo Shaacisay Magaca iyo Beesha uu Ka Soo Jeedo Ninkii Fuliyey Weerarkii Ugu Dambeyay ee ka Dhacay Muqdisho?

July, 17, 2018
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkii lagu qaday xarunta Otto Otto oo fariisin ...

Kaamiro Cusub oo Ogaan karta Qofka farxadiisa iyo Murugadiisa oo Lasoo Saaray

July, 17, 2018
Waxaa sii kordhaya hormarada laga gaarayo dhinaca tiknoolajiyada casriga , waxaana maalinbo maalinta ka dambeysa soo baxaya qalabyo ...




.