Tuesday, July 17th, 2018

DHAGEYSO:Soomaali Badan oo Lagu Gowracay Dalka Ethopia!

Published on July 10, 2018 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanaya Ethopia ayaa ku waramaya in Tuulada Guuleed oo u dhaxeysa deegaanada Soomaalida iyo Oromada lagu gowracay 5-ruux oo Soomaali ahaa.

Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka rag hubeysnaa oo ka tirsan Oromadda ayaa weerar ku qaaday deegaanka waxayna gacanta ku dhigeen 5-qof iyagoo kadib Gowracay.

Meydadka 5-qof oo Gowracan ayaa saakay laga helay deegaanka waxaana haatan jirta xiisad ka dhalatay arintaan oo u dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:VOASomalia oo Baaris ku Sameysay Lacag Qarsodi ah oo Ay Qaateen Xildhibaanada Dowladda Farmaajo?

July, 17, 2018
Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya ee lasoo xiray toddobaadkii hore waxa uu ahaa kii ugu kulamada ...

DHAGEYSO Al-Shabaab oo Shaacisay Magaca iyo Beesha uu Ka Soo Jeedo Ninkii Fuliyey Weerarkii Ugu Dambeyay ee ka Dhacay Muqdisho?

July, 17, 2018
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkii lagu qaday xarunta Otto Otto oo fariisin ...




.