Tuesday, July 17th, 2018

DHAGEYSO:Kooxda Al-shabaab oo War Cusub Ka Soo Saaray Dakadihii Farmaajo Ku Wareejiyay Itoobiya

Published on July 12, 2018 by   ·   No Comments

Hogaanka Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa war kasoo saaray Dekadihii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku wareejisay Ethopia.

Mahad Warsame Abu Cabdi Raxmaan oo kamid ah mas’uuliyiinta Al-Shabaab ayaa sheegay in qorshaha Itoobiya loogu gacan gelinayo dekedaha Soomaaliyeed uu yahay qayb kamid ah damacii Itoobiya ee ahaa in ay Soomaaliya oo dhan qabsato.

Ugu dambeyntii Mahad Warsame ” Abu Cabdi Raxmaan” ayaa sheegay inay dalka halis ku yihiin Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee wadata Labadda Baasaboor.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:VOASomalia oo Baaris ku Sameysay Lacag Qarsodi ah oo Ay Qaateen Xildhibaanada Dowladda Farmaajo?

July, 17, 2018
Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya ee lasoo xiray toddobaadkii hore waxa uu ahaa kii ugu kulamada ...

DHAGEYSO Al-Shabaab oo Shaacisay Magaca iyo Beesha uu Ka Soo Jeedo Ninkii Fuliyey Weerarkii Ugu Dambeyay ee ka Dhacay Muqdisho?

July, 17, 2018
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkii lagu qaday xarunta Otto Otto oo fariisin ...




.