Saturday, September 22nd, 2018

DHAGEYSO:Xiisad Cusub oo ka Taagan Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho?

Published on July 12, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa saakay magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya Yuusuf Cabdi Garre (Yuusuf Jaalle) oo dhawaan shaqo joojin ku sameeyay Wasiirka Wasaaradda Hawada iyo Duulista Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomar).

Maareeyaha ayaa markii uu ka soo digay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa soo dhaweeyay Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Guddoomiye ku xigeenka amaanka iyo Siyaasadda G/Banaadir Maxamed C/llaahi Tuulax, Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Xubno kale oo ka tirsan Qeybta Protocol-ka Madaxtooyada Soomaaliya.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Kenya oo Sharciga kala Noqotay Wiil uu Dhalay Fahad Yaasiin!!

September, 21, 2018
Dowladda Kenya ayaa sharciga dalkaas ee baasaboorka iyo kaarka aqoonsigaba kala noqotay wiil uu dhalay agaasime ku xigeenka ...

DHAGEYSO: Taliska booliska oo Sheegay Dad kala Duwan in loo Soo Xiray Dilal ka dhacay Muqdisho

September, 21, 2018
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa dilal maanta oo Jimco ah ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda, ...

DHAGEYSO: Nin uu silciyay Cabdi Iley oo Soo Toosay isagoo lagu Murmayo Halka lagu aasi lahaa+Wareysi?

September, 21, 2018
Xasan Axmed isaga oo u waramaayay Idaacada BBC-da ayuu ka warbixiyay waxa uu kala kulmay toban sano oo ...




.