Wednesday, October 17th, 2018

DHAGEYSO: Xog Ku Saabsan Xisbi Cusub ee uu Hoggaaminayo Xasan Sheekh !!

Published on October 5, 2018 by   ·   No Comments

Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Munaasabadda lagu daah furayay Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) iyo caleema saarka Guddoomiyaha KMG ee Xisbigaas Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Daah furka xisbigan ayaa qeyb ka aha dadaalka loogu jiro tartanka doorashada madaxtimino ee Soomaalia ka dhaceysa laba sano kadib.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Comments (0)




Wararka

Wax Badan ka Ogow Habkii loo Dilay Wariye Jamaal Khashoggi iyo Fashilka Sacuudiga !!

October, 16, 2018
Booliska Turkiga ayaa ku tuhunsan Guriga uu degan yahay Qunsulka Mohamed Alcuteybi oo dhow Qunsuliyadda Sacuudiga in lagu ...

Guri ku yaala Muqdisho oo lagu qabtay mid ka mida kooxdii Dishay Axmed Dowlo

October, 16, 2018
War goordhaweyd soo gaaray xafiiska warqabadka gundhig.com ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay mid ka mida kooxdii dishay ...

DHAGEYSO:Wax badan ka Ogow Habkii loo dilay Wariye Jamaal Khashoggi iyo Fashilka Sacuudiga !!

October, 16, 2018
Waxaa weli socda baaritaanka qaabkii uu u dhacay dilka Wariye Jamaal Khashoggi, oo hadda in la dilay shaki ...




.