Wednesday, October 17th, 2018

DHAGEYSO:Halkee ayuu ku Danbeeyey Wariye Jamal Khashoggi?

Published on October 7, 2018 by   ·   No Comments

Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa laga soo xigtay inay aamisan yihiin in la dilay suxufiga Jamal Khashoggi oo u dhashay dalka Sucuudiga oo la waayey afar maalmood ka hor kadib markii uu galay Qunsuliyadda dalka Sucuudiga ee magaalada Istanbul halkaasi uu tagay si uu uga soo qaato dhokumenti ku saabsan guur uu qorshaynayey inuu galo, Masuul ka tirsan Qunsuliyadda Sucuudiga ee Istanbul ayaa beeniyey eedahaasi. Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan nooga diyaariyey arintaasi.

Comments (0)




Wararka

Wax Badan ka Ogow Habkii loo Dilay Wariye Jamaal Khashoggi iyo Fashilka Sacuudiga !!

October, 16, 2018
Booliska Turkiga ayaa ku tuhunsan Guriga uu degan yahay Qunsulka Mohamed Alcuteybi oo dhow Qunsuliyadda Sacuudiga in lagu ...

Guri ku yaala Muqdisho oo lagu qabtay mid ka mida kooxdii Dishay Axmed Dowlo

October, 16, 2018
War goordhaweyd soo gaaray xafiiska warqabadka gundhig.com ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay mid ka mida kooxdii dishay ...

DHAGEYSO:Wax badan ka Ogow Habkii loo dilay Wariye Jamaal Khashoggi iyo Fashilka Sacuudiga !!

October, 16, 2018
Waxaa weli socda baaritaanka qaabkii uu u dhacay dilka Wariye Jamaal Khashoggi, oo hadda in la dilay shaki ...




.