Wednesday, October 17th, 2018

DHAGEYSO:Al-Shabaab oo War kasoo Saartay Musharaxnimada Abu Mansuur?

Published on October 9, 2018 by   ·   No Comments

Kooxda Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay ka hadashay tallaabada uu Mukhtaar Roobow isugu soo sharraxay xilka madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed Soomaakliya, oo uu ku dhawaaqay toddobaadkii tagey.

Warbaahinta rasmiga ah ee ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa bilaawday in ay warbixinno ka sameyso dhaq dhaqaaqa siyaasadeed ee Rooboow, oo horey uga tirsanaa kooxda Al-Shabaab, uu kawado magaalada Baydhabo, waxaana Idaacadda Andalus ay u adeegsatay warbixinteeda Erayga “Murtad Mukhtaar Rooboow.

Comments (0)




Wararka

40 sano ka Dib Ethiopian Airlines oo Duulimaadyo ka Bilaabeysa Muqdisho?

October, 17, 2018
Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday in ay dhawan ay bilaabi doonto Duulimaadyo toos ah  oo ah Muqdisho ...

Wax Badan ka Ogow Habkii loo Dilay Wariye Jamaal Khashoggi iyo Fashilka Sacuudiga !!

October, 16, 2018
Booliska Turkiga ayaa ku tuhunsan Guriga uu degan yahay Qunsulka Mohamed Alcuteybi oo dhow Qunsuliyadda Sacuudiga in lagu ...

Guri ku yaala Muqdisho oo lagu qabtay mid ka mida kooxdii Dishay Axmed Dowlo

October, 16, 2018
War goordhaweyd soo gaaray xafiiska warqabadka gundhig.com ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay mid ka mida kooxdii dishay ...




.