Tuesday, October 16th, 2018

DHAGEYSO:Xog Ku Saabsan Sidee ayuu ku yimid Safarka Xasan Cali Kheyre ee Sacuudi?

Published on October 10, 2018 by   ·   No Comments

Xasan Cali Kheyre ayaa Shalay safar aan horey loo shaacin maanta ku tagey dalka Sacuudiga, kadib markii boqortooyada dalkaas ay usoo dirtay diyaarad gaar ah.

Si kastaba, Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Xushmo.com u sheegay in safarka Kheyre uu yahya amid ra’iisul wasaaraha uu ka codsaday boqortooyada, oo muddo la sugayey.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Wax badan ka Ogow Habkii loo dilay Wariye Jamaal Khashoggi iyo Fashilka Sacuudiga !!

October, 16, 2018
Waxaa weli socda baaritaanka qaabkii uu u dhacay dilka Wariye Jamaal Khashoggi, oo hadda in la dilay shaki ...

DHAGEYSO:Dowladda Farmaajo oo Sharraxaad Yaab leh ka Bixisay Go’aankii Ay ku Taageertay Sacuudiga!!

October, 15, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sharraxaad ka bixiyey go’aanka xukuumadda Soomaaliya ay taageerada ugu muujisay ...

DHAGEYSO:Xog Ku Saabsan Gabdhihii Laga Helay Minnesota+Magacyadda?

October, 15, 2018
Wararka aan ka helayno gobolka Minnesota ayaa sheegaya in labo hablood oo Soomaali ah oo la la’aan ilaa ...




.