Wednesday, October 17th, 2018

DHAGEYSO:Cabdala Cabdala oo Shaaciyay Sir ku Saabsan Xil ka Qaadistii uu Farmaajo ku Sammeeyey!!

Published on October 11, 2018 by   ·   No Comments

Dhowaan waxaa warbaahinta iyo baraha bulshada aad u hadal hayeen xil ka xayuubintii taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya (NISA), Cabdalla Cabdalla, oo bishii September wareegto Madaxweyne xilka looga qaaday.

Falastiin Axmed Iimaan oo khadka taleefanka Dubai kula xiriirtay ayaa ugu horreyn weydiisay sida uu u arko xilka laga qaaday.

Comments (0)




Wararka

Wax Badan ka Ogow Habkii loo Dilay Wariye Jamaal Khashoggi iyo Fashilka Sacuudiga !!

October, 16, 2018
Booliska Turkiga ayaa ku tuhunsan Guriga uu degan yahay Qunsulka Mohamed Alcuteybi oo dhow Qunsuliyadda Sacuudiga in lagu ...

Guri ku yaala Muqdisho oo lagu qabtay mid ka mida kooxdii Dishay Axmed Dowlo

October, 16, 2018
War goordhaweyd soo gaaray xafiiska warqabadka gundhig.com ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay mid ka mida kooxdii dishay ...

DHAGEYSO:Wax badan ka Ogow Habkii loo dilay Wariye Jamaal Khashoggi iyo Fashilka Sacuudiga !!

October, 16, 2018
Waxaa weli socda baaritaanka qaabkii uu u dhacay dilka Wariye Jamaal Khashoggi, oo hadda in la dilay shaki ...




.