Wednesday, November 14th, 2018

DHAGEYSO:Wiil Aabihiis lagu Dilay Muqdisho”Majirin Shaqo iyo Takano Aabahey loo Dili karay”

Published on July 10, 2018 by   ·   No Comments

Rag Hubeysan ayaa  Nin Ganacsada ahaa oo lagu magacaabi jiray Sheekh Xasan Cumar Mayow ku dilay  Muqdisho gaar ahaan aga gaarka wadada Dabka.

Goobta lagu dilay AUN Xasan Cumar Mayow ayaa waxaa dhowr talaabo u jiray Ciidamo ka tirsan NISA oo qaarkood la sheegay in ayaga goobta ay ka carareen halkii ay ka qaban lahaayeen Ninka dilka geystay.

AUN Xasan Cumar Mayow ayaa wuxuu ahaa Ganacsade ka shaqeynayay goob ganacsi uu asagu lahaa kuna iibinayay Waxyaabaha Far shaxanka ah, sida KNN uu u xaqiijiyay C/qaadir Xasan Cumar.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Dowladda Farmaajo!

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...

DHAGEYSO:Maxaa ka Cusub Maanta Doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan ...

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Xukuumadda Somalia?

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...




.