Wednesday, November 14th, 2018

DHAGEYSO XOG: Xassan Cali Kheyre oo Heshiis Qarsoodi ah la Galay Dowladda Qadar iyo Muran ka jira Gudaha Villa Somalia

Published on July 10, 2018 by   ·   No Comments

XOG Hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu heshiis hoose oo ku saabsan Dekadaha la galay Dowladda Qadar.

Dowladda Qadar oo tartan dhaqaale kula jirta Imaaraadka Carabta xifaaltana uu kala dhaxeeyo ayaa dadaal ugu jirta sidii badi illaha daqaalaha dalka ula wareegi lahayd,waxayna heshiisyo arrintaan la xiriirta la gashay Dowladda Soomaaliya.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Dowladda Farmaajo!

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...

DHAGEYSO:Maxaa ka Cusub Maanta Doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan ...

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Xukuumadda Somalia?

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...




.