Wednesday, November 14th, 2018

DHAGEYSO Xog Ku Saabsan Wasiirada uu Xasan Cali Kheyre Damacsan yahay in uu Xilka ka Qaado iyo Beelaha Ay ka Soo kala Jeedaan?

Published on July 11, 2018 by   ·   No Comments

Xasan Cali Kheyre ayaa Qorsheynaya inuu xilka ka Qaado Wasiirka Xannaanada Xoolaha Sheikh Nuur Maxamed Xasan,kaasi oo Qaarka Mid ah Waxgaradka Beeshiisa dhaliil ka keeneen.

Wasiir Sheikh Nuur oo ka soo jeedo Beesha Biyo-maal,muran badana uu ka taagnaa xilka Beeshan loo qoondeeyay ayaa Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya wuxuu doonayaa inuu ku qanciyo Beesha Biyo-maal Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo dhawaan wasiirkii hayay Xilka laga qaaday.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Dowladda Farmaajo!

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...

DHAGEYSO:Maxaa ka Cusub Maanta Doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan ...

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Xukuumadda Somalia?

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...




.