Wednesday, November 14th, 2018

DHAGEYSO:Jeneral Cabdalla Cabdalla oo Dacwad ka Gudbiyay Taliyaha NISA Xuseen Xasan iyo ku Xigeenkiisa Fahad Yaasiin?

Published on September 9, 2018 by   ·   No Comments

Taliye ku xigeenkii hore  hay’adda NISA ee ciidanka laga saaray daroojinkii Ciidanka laga xayuubiyay ayaa Maxkamad u gudbiyay Dacwad ka dhan ah Taliyaha NISA Xuseen Xasan iyo ku xigeenkiisa Fahad Yaasiin.

Cabdalla Cabdalla ayaa ku eedeeyay Mas’uuliyiinta Sare ee NISA in  sanadihii 2014, 2015, 2016 iyo 2017 uu dacwooyin Al- Shabaab la shaqayn ah ka gudbiyey taliyaha NISA Xuseen Cusmaan iyo ku xigeenkiisa Fahad Yaasiin.

Maxkamada Ciidamada qalabka sidda ayaa guddoontay Dacwadda ka dhan ah Taliyaha NISA iyo ku xigeenkiisa.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Dowladda Farmaajo!

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...

DHAGEYSO:Maxaa ka Cusub Maanta Doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan ...

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Xukuumadda Somalia?

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...




.