Wednesday, November 14th, 2018

DHAGEYSO Al-Shabaab oo Shaacisay Magaca iyo Beesha uu Ka Soo Jeedo Ninkii Fuliyey Weerarkii Ugu Dambeyay ee ka Dhacay Muqdisho?

Published on July 12, 2018 by   ·   No Comments

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkii lagu qaday xarunta Otto Otto oo fariisin u ahayd Wasaaradda Amniga iyo Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya.

Cali ibraahim Macalim Aadan waa mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkaasi oo ay Al-Shabaab ku tilmaameen inuu ahaa Halyeey Geesi a,Wuxuu ahaa 31 jir ah oo ka dhashay beesha Hadame ee degta Gobollada Baay iyo Baay.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Dowladda Farmaajo!

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...

DHAGEYSO:Maxaa ka Cusub Maanta Doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan ...

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Xukuumadda Somalia?

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...




.