Wednesday, November 14th, 2018

DHAGEYSO:Shabaab oo Shaacisay Sababta Ka Dambeysa Burburinta Xarumaha Degmooyinka Muqdisho?

Published on September 11, 2018 by   ·   No Comments

Axadii la soo dhaafay ayeey aheyd markii Maleeshiyaadka Shabaab qarax Ismiidaamin ah ay ku weerareen Xarunta Degmada Hawlwadaag oo ay xiligaan ku sugnaayeen dad shacab ahaa iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan maamulka.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay ayaa dhaliyay burbur xooggan oo gaaray dhismaha xarunta maamulka degmada Hodon.

Al Shabaab waxay sheegtay in dagaalyahan Naftiis hure ah oo kaxeynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay uu gaarigiisa ku qarxiyay bartamaha xarunta degmada Hodon ee bartilmaameedka ku aheyd.

DHAGEYSO: Sirta Ka Dambeysa

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Dowladda Farmaajo!

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...

DHAGEYSO:Maxaa ka Cusub Maanta Doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan ...

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Xukuumadda Somalia?

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...




.