Wednesday, November 14th, 2018

DHAGEYSO:Maamul Goboleedyadda oo Shuruud Adag Ku Xiray Dowladda Farmaajo!!

Published on September 14, 2018 by   ·   No Comments

Golaha Iskaashiga dowladd goboleedyada ayaa war kasoo saaray shirkii Golaha Amniga Qaranka ee uu dhawaan ku baaqay Madaxweyne Farmaajo.

Sidoo kale Golaha ayaa soo jeediyay in la helo daraf saddexaad oo door dhexdhexaadin iyo damaanad qaad ka ahaada shir kasta oo arrimaha khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada looga hadlayo.

Ugu dambeyntii Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ka jira ayaa soo jeediyay in sababo amni awgeed shirka Golaha amniga Qaranka loogu wareejiyo Xarunta Madaxtooyadda Soomaaiya.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Dowladda Farmaajo!

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...

DHAGEYSO:Maxaa ka Cusub Maanta Doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan ...

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Xukuumadda Somalia?

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...




.