Tuesday, December 18th, 2018

DHAGEYSO:Muxuu Ahaa Heshiiska Dowladda Farmaajo iyo Roobow?

Published on October 9, 2018 by   ·   No Comments

Dowlada federaalka ee Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtey in aysan sax ahayn in Sheekh Mukhtoor Rooboow oo horey uga tirsanaan jirey Al-Shabaab, marna noqdey ku xigeenka hogaanka jabhada, uu u tartamo madaxweynenimada Koonfur Galbeed.

Arrintaas iyo waqtiga ay dowladu ka hadashey ayaa hadal hayn bulshada ka dhexdhalisey, maadaama uu mudaba caddaa qorshaha Sheekh Mukhtaar Rooboow.

Inkasta oo ay dowlada iyo Sheekh Mukhtaarba ka hadleen is-afgaradki ay gaareen sanad ka hor, hadana ma jirin wax faah faahin ah oo warbaahinta laga siiyey heshiiska, sida uu xiriirkooda ku biloowdey iy waliba qorshahooda.

Comments (0)




Wararka

Musharaxiinta Koonfur Galbeed oo khudbado jeediyey ?

December, 17, 2018
Qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ka jeediyey khudbadahood musharaxnimo. Khudbadahan ...

DHAGEYSO: Mukhtaar Roboow oo Si Cad u Diiday Shuruudo Villa Somalia Usoo Jeedisay iyo…

December, 17, 2018
Wadaadka Mukhtaar Roboow oo hada u xiran Ciimada Amniga Somalia ayaa kasoo hor jeestay dalab uga yimid Villa ...

War Degdeg Ah General Indhaca Cade Oo Hubkiisa Xoog Looga Wareejinayo!

December, 17, 2018
Warar lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegaya in xurguf ka dhex taagan tahay General Yuusuf Maxamed Siyaad Indha ...




.