Saturday, January 19th, 2019

DHAGEYSO:Xildhibaan C/risaaq Cumar oo ka Jawaabay Fadeexadii Ay Hay’adda NISA ku Furtay?

Published on November 4, 2018 by   ·   No Comments

Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya,  Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed, ayaa jawaab ka bixiyey qoraalkii xalay kasoo baxay hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA.

NISA ayaa sheegtay qandaraasyada la hakiyey loo gudbiyey hanti-dhowrka guud ee qaranka, si’ uu u baaro uguna gudbiyo hey’adaha ay khuseyso, kuwaas oo kadib qaadi doona tallaabo ka dhan ah.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO: Dowladda Turkiga oo ku Dhawaaqay Go’aan Siweyn uga Farxiyay Somalia Kadib Markii.. ??

January, 18, 2019
Soomaaliya ayaa mar kale balan qaad xoogan ka heshay dowlada turkiga oo ka mida wadamada siweyn u garab ...

DHAGEYSO:Xog Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Xasuuqa Askarta Itoobiya.

January, 18, 2019
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya lagu gaarsiiyay weerar dhabba gal ah oo ...

DHAGEYSO:Magacyadda Raggii Fuliyay Weerarkii Nairobi oo la Shaaciyay??

January, 18, 2019
Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay qaar ka mid ah raggii ka dambeeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha ...




.