Saturday, January 19th, 2019

DHAGEYSO:Wararkii ugu Dambeeyey Doorashada Koonfur Galbeed?

Published on November 5, 2018 by   ·   No Comments

Wararka ka imanaya magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in gudoomiyihii guddiga doorashada ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Carfo Ibraahin Aadan uu is-casilay.

Is-casilaaddan la soo warinayo, oo ay Wabaahinta Xushmo.com  u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, ayaa ku soo beegmeysa saacado un ka dib markii guddigu uu bixyay shahaadooyinka musharrixiinta soo buuxiyey shuruudaha ay dhigeen guddiga doorashada.

Waxaa xubnaha qaatay Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur iyo Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, oo asna isla maanta iska casilay jagada uu horey u hayey oo ah wasiirka tamarta iyo biyaha dawladda federaalka.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO: Dowladda Turkiga oo ku Dhawaaqay Go’aan Siweyn uga Farxiyay Somalia Kadib Markii.. ??

January, 18, 2019
Soomaaliya ayaa mar kale balan qaad xoogan ka heshay dowlada turkiga oo ka mida wadamada siweyn u garab ...

DHAGEYSO:Xog Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Xasuuqa Askarta Itoobiya.

January, 18, 2019
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya lagu gaarsiiyay weerar dhabba gal ah oo ...

DHAGEYSO:Magacyadda Raggii Fuliyay Weerarkii Nairobi oo la Shaaciyay??

January, 18, 2019
Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay qaar ka mid ah raggii ka dambeeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha ...




.