Saturday, February 16th, 2019

DHAGYESO:Wararkii Ugu Danbeyay ee Baydhabo Iyo Musharaxiin Shaaciyey Arimo Sir ku ah Qorshaha Villa Somalia

Published on December 3, 2018 by   ·   No Comments

Wararkii ugu Danbeyay ee aynu ka Helnay Doorashada maamulka koonfur galbeed, ayaa shegaya in musharaxiinta qaar ay walaac xoogan ka muujiyen qabsoomida doorashada maamulkaasi iyadoo go’aan adeg ay qaaten xildhibaanada qaar isla markaana ay shaaciyeen iney shanta bishan magaalada Baydhabo ku dooran doonan madaxweynaha maamulkaasi.

Doorashada maamulka koonfur galbeed ee Somalia ayaa maalmahan si gaar ah isha loogu haya waxana saacadihii ugu danbeyay soo baxayey warar kala duwan oo salka ku hayo arimaha doorashada maamulka koonfur galbed somalia.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO KASHIFAAD: Maxaa ka jira in Farmaajo iyo Kheyre ay Qorsheynayaan Muddo Kororsi?

February, 16, 2019
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda uu ...

DHAGEYSO XOG CUSUB: Axmed Madoobe oo Wada hadal kula jira Villa Somalia iyo Fahad Yaasiin oo….

February, 16, 2019
Wada-hadallo u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ayaa ka socda magaalada Nairobi. Wada-hadalladan ayaa waxaa billowgooda ka ...

DHAGEYSO XOG CUSUB: Kheyre oo Cadaadis kala Kulmaya Ra’iisul wasaarayaal hore oo Xilal doon a

February, 16, 2019
Xog gaara oo ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegeysa in isku shaandheynta lagu sameynayo Golaha wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ...




.