Wednesday, December 12th, 2018

DHAGEYSO:War Cusub oo Kasoo Baxay Guddoomiye Mursal iyo… ?

Published on December 4, 2018 by   ·   No Comments

Kulan u dhaxeeyay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo guddiyada joogtada ee baarlamaanka ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kulanka oo dhacay gelinkii dambe ee maanta ayaa looga hadlay caqabadihii keenay baaqashada kulamadii ay yeelan lahaayeen xildhibaanada baarlamaanka, oo hakad ku jiray maalmihii ugu dambeeyay.

Xiisad ayaa ka dhalatay warbixin ay soo gudbiyeen guddiga maaliyadda baarlamaanka Soomaaliya, waxaana uu horseeday khilaaf ugu dambeyn sababay in guddigaasi la kala diro.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Sidee Ayuu Guddoomiye Mursal u Dhabar Jebiyey Heshiiskii uu la Galay Farmaajo iyo Khayre..?

December, 11, 2018
Todobo bilood ayaa laga joogaa markii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya loo doortay Maxamed Mursal Cabdiraxmaan, waxaana xilligaas aad loogu ...

DHAGEYSO:Gaadiidka Xildhibaanada oo Laga Mamnuucay Villa Soomaaliya!

December, 10, 2018
Agaasimaha Madaxtooyadda Soomaaliya Dr. Aamnia Siciid Cali ayaa soo saartay qoraal lagu cadeeyay Hay’adaha Gawaaridooda loo ogol yahay iyo ...

DHAGEYSO:Farmaajo iyo Kheyre oo Qorshe Cusub la Yimid Kadib Go’aankii Mursal !!

December, 10, 2018
Madaxweynaha Dalka Somalia Maxamed Farmaajo iyo iyo Raisul Wasaaraha Ugu Waqtga Dheer  Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow ...




.