DHAGEYSO : Mursal oo Go’aankiisa ku Adkeystay iyo Kheyre oo Qorshe Cusub la Yimid ?
Published on December 6, 2018 by xareed · No Comments
Khilaafka ka dhex taagan ra’iisul wasaare Kheyre iyo guddoomiyaha baarlamanka ayaa weli taagan, waxaana la isku mari la’yahay go’aanka uu Mursal ka qaadan lahaa kala diristii guddiga maaliyadda baarlamanka.

Guddigan oo uu kala diray guddoomiye ku-xigeenkiisa koowaad Cabdi Weli Muudey, kadib markii ay musuq maasuq ku eedeeyeen xukuumadda, ayaa sida la rumeysan yahay, Mursal wuxuu doonayaa in dib loo so celiyo, oo qaabkii lagu kala diray ay ahayd sharci darro.


Si kastaba, xukuumadda oo ay aad isugu dhow yihiin Mursal, markii horena ka dhigtay guddoomiye, ayaa kasoo horjeedda arrintan, ayada oo u aragta guul-darro siyaasadeed, si ay ilo-wareedyo u sheegeen Warbaahinta Xushmo.com.
Wararka
February, 16, 2019
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda uu ...
February, 16, 2019
Wada-hadallo u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ayaa ka socda magaalada Nairobi.
Wada-hadalladan ayaa waxaa billowgooda ka ...
February, 16, 2019
Xog gaara oo ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegeysa in isku shaandheynta lagu sameynayo Golaha wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ...