Wednesday, November 14th, 2018

DHAGEYSO:Ciidamada Dowladda Farmaajo oo Biliqeystay Qalabkii Yaalay Wasaaradda Arrimaha Gudaha?

Published on July 8, 2018 by   ·   No Comments

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee shalay galay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa biliqeystay qalabkii yaalay Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Sida uu Xushmo.com u sheegay mid kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha isla markaasna kamid ahaa dadkii laga qaatay qalabka ayaa sheegay inay Ciidamada Dowladda ku dhaqaaqeen tallaabo laga xumaado.

Arrintaan biliqada ah ayaa mar kasta ka dhacdo goobaha ay Al-Shabaab soo wareeraan waxaana jiro ciidamo meelahaas u tago kaliya sidii ay xoolo uso oqaadan lahaayeen

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Dowladda Farmaajo!

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...

DHAGEYSO:Maxaa ka Cusub Maanta Doorashadda Madaxtinimadda Koonfur Galbeed?

November, 14, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegayaan ...

DHAGEYSO:Maxaa Ka Jira In Korontada Laga Goostay Wasaarado Ka Tirsan Xukuumadda Somalia?

November, 14, 2018
In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la’aan ah, ...




.