Tuesday, March 19th, 2019

DHAGEYSO:Magacyada iyo Beelaha Ay Ka Soo Kasoo Kala Jeedaan xildhibaanada Cusub ee Puntland?

Published on December 31, 2018 by   ·   No Comments

Gudiga ansixinta golaha wakiilada iyo xalinta khilaafaadka ee Puntland ayaa caawa shaaca ka qaaday magacyada iyo Beelah ay ka soo kala jedaan xubnaha cusub ee baarlamanka maamulka Puntland.

Baarlamanka ayaa ka kooban 66 xildhibaan, oo 49 ka mid ah ay yihiin xubno sanadkan ku cusub, halka 17 ay yihiin kuwo ku jiray xildhibaanadii hore ee golaha wakiilada Puntland.

Xubnaha cusub ayaa la filayaa inay doortaan guddoomiyaha baarlamanka, madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka cusub ee maamulka Puntland.

Comments (0)




Wararka

DAAWO: BBC oo Ka Shiftay Dowladdii Ugu Horeysay ee iibisay Badda Soomaaliya ?

March, 19, 2019

C/waaxid Jabriil Afrax Isagoo Aroos ah Ayaa Lagu Dilay Muqdisho!

March, 18, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Booliska Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay waxa uu Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ...

Uganda: Xukunka Museveni oo la gaarsiinayo 40 sano

March, 18, 2019
Xubnaha baarlamanka ugu jira xisbiga haya talada dalka Uganda ayaa taageeray isku day uu madaxweyne Yoweri Museveni ku ...




.