Saturday, January 19th, 2019

DHAGEYSO: Sir laga Helay Donald Trump kadib Go’aankii Dowladda Farmaajo iyo Walaaca Cusub QM

Published on January 4, 2019 by   ·   No Comments

Dowlada Somalia ayaa maalin ka hor qaadatay go’aan siweyn saacadihii lasoo dhaafay looga hadlaya duunka oo dhan kadib markii shaqada ay ka ceyrisay Xoghayihii QM ee somalia MR Nicholas Haysom.

QM ayaa la sheegay inay arintaani walaac badan ku abuurtay kulan deg deg ahna ay ka yeelatay waxa sidoo kale kaalin weyn ku lahaa go’aanka mr Nicholas Haysom shaqada looga joojiyay maamulka madaxweyne Trump.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO: Dowladda Turkiga oo ku Dhawaaqay Go’aan Siweyn uga Farxiyay Somalia Kadib Markii.. ??

January, 18, 2019
Soomaaliya ayaa mar kale balan qaad xoogan ka heshay dowlada turkiga oo ka mida wadamada siweyn u garab ...

DHAGEYSO:Xog Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Xasuuqa Askarta Itoobiya.

January, 18, 2019
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya lagu gaarsiiyay weerar dhabba gal ah oo ...

DHAGEYSO:Magacyadda Raggii Fuliyay Weerarkii Nairobi oo la Shaaciyay??

January, 18, 2019
Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay qaar ka mid ah raggii ka dambeeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha ...




.