Saturday, March 23rd, 2019

Duubista Filim-ka Cusub Ee Akshay Kumar Ee “Kesari” Loo Joojiyay Sabab La Yaab Leh

Published on January 4, 2019 by   ·   No Comments

Sida ay sheegayaan wararku Kooxdii duubaysay Filim-ka Akshay Kumar ee “Kesari” ayaa lagu qasbay in ay joojiyaan duubista Filim-ka sababo la xiriira Musqul la,aan ay ku gutaan xaajadooda inta ay ku jiraan shaqada iyo waliba la,aanta qol ay ku dhaqdaan dharkooda.

Xogta ayaa sheegaysa in Akhshay Kumar inta uu filim-ka duubayo in uu Isticmaalo gaadhigiisa si uu u aado Musqul u dhaw meesha lagu duubayo Filim-ka.

Wararka ayaa intaas ku daraya in sababtaas darteed ay kooxda samaynaysa Filim-ka “Kesari” in ay iscticmaalaan lacag dhan 5 Crore si ay u istcimaalaan qolka ay isugu diyaarinayaan filim-ka halka ayna sidoo kale haysan qol ay ku maydhaan duubista Fimil-ka kadib taas oo keentay in la joojiyo duubista Filim-ka ilaa shaqaalaha la siinayo waxyaabaha ay u baahan yihiin sida musqul, qol ay ku maydhaan iyo baahidooda kale.

Filim-ka “kesari” ee uu matalayo Akshay Kumar ayaa ah filamada waaweyn ee sida weyn loo sugayo sanadka 2019 waxana soo saaray Karan Johar waxana uu Akshay Matalayaa hogaamiyaha ciidan ka kooban 21 Askari.

Comments (0)




Wararka

Xasan Cali Kheyre oo Ka Hadlay Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdsiho ?

March, 23, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey Alla ha u naxariistee dadkii ...

DHAGEYSO:Sidee Ayaa Loo Fuliyey 5-tii Qarax ee Muqdisho ka dhacay?

March, 23, 2019
Shan qarax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxyada koowaad iyo labaad ayaa lagu qaaday wasaaradda shaqada iyo ...

DAAWO Biloowgii Dagaalka Argagixisada Ee Somalia? 2006-2019

March, 22, 2019




.