Tuesday, March 19th, 2019

DHAGEYSO:Magacyada iyo Beelaha Ay ka Soo kala Jeedaan Musharaxiinta xilka madaxweynaha Ee Puntland oo la Shaaciyey?

Published on January 6, 2019 by   ·   No Comments

Waxaa soo xirantay waqtigii loo qabtay in Mushariixinta u tartamaysa hoggaanka maamul goboleedka Puntland ay isku diiwan geliyaan gelinkii dambe ee maanta waxaana hadda xareeyay araajidooda 21 Musharax oo u tartamaya Xilka Madaxweynaha Puntland iyo 11 Musharax oo u tartamaya Madaxweyne ku xigeeenka.

Warbaahinta Xushmo Ayaa heshay magacyada iyo Beelaha Ay ka soo kala jedaan Musharaxiinta puntland

Warbixintan waxaa Noo Diyaariyay Nuux Muuse Birjbeeb.

Comments (0)




Wararka

DAAWO: BBC oo Ka Shiftay Dowladdii Ugu Horeysay ee iibisay Badda Soomaaliya ?

March, 19, 2019

C/waaxid Jabriil Afrax Isagoo Aroos ah Ayaa Lagu Dilay Muqdisho!

March, 18, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Booliska Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay waxa uu Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ...

Uganda: Xukunka Museveni oo la gaarsiinayo 40 sano

March, 18, 2019
Xubnaha baarlamanka ugu jira xisbiga haya talada dalka Uganda ayaa taageeray isku day uu madaxweyne Yoweri Museveni ku ...




.