Tuesday, March 19th, 2019

DHAGEYSO: Seefta Xasan Cali Kheyre oo Dul Saaran Wasiiro Muhiima ah ??

Published on January 7, 2019 by   ·   No Comments

R/wasaaraha xukuumada somaliya xasan cali kheyre ayaa go’aan ku gaaray in uu shaqada ka joojiyo ama xilka ka qaado wasiiro ka mida xukuumadiisa kuwaas oo jooga wasaarado muhiima.

Kulan xasaasiya oo arintaan looga hadaly ayaa dhaxmar kheyre iyo saaxibadiisa gaar ahaa Mudey iyo Cawad oo ku xigeen u ah gudoomiyaha  Barlamanka somaliya mudane Mursan.

Wasiirada xilka weydoona qaarkood ayaa la macag dhabay iyadoo ay ka mid yihiin kuwo ku fadhiya wasaarado muhiima waxana sababta lagu sheegay qancinta  beelaha qaar iyo mucaaradka oo dagaal adag bilaabay.

Comments (0)




Wararka

DAAWO: BBC oo Ka Shiftay Dowladdii Ugu Horeysay ee iibisay Badda Soomaaliya ?

March, 19, 2019

C/waaxid Jabriil Afrax Isagoo Aroos ah Ayaa Lagu Dilay Muqdisho!

March, 18, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Booliska Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee shalay waxa uu Muqdisho ku dilay wiil dhalinyaro ...

Uganda: Xukunka Museveni oo la gaarsiinayo 40 sano

March, 18, 2019
Xubnaha baarlamanka ugu jira xisbiga haya talada dalka Uganda ayaa taageeray isku day uu madaxweyne Yoweri Museveni ku ...




.