Sunday, February 17th, 2019

DHAGEYSO:Ninkii Ajnabiga Ahaay ee ku Xiran Muqdisho oo la Dhaawacay??

Published on January 27, 2019 by   ·   No Comments

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in dhaawac fudud uu soo gaadhay nin u dhashay dalka Biritan oo toddobaadkii hore loo gudbiyey xabsiga dhexe ee magaalada Muqdishu.

kadib markii lagu eedeeyey inuu halis geliyey nabadqabka dadweynaha iyo inuusan shaacinin walxaha qarxa oo uu haystay xilli uu isku dayayey inuu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee Muqdishu.

Ninkan ayaa la sheegay inay weerareen laba ka tirsan maxaabiista xabsiga oo lagu helay dambiyo la xiriira argagixisanimo.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Somalia oo Soo Saartay War Cusub oo ku Wajahan Kenya?

February, 17, 2019
Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd jawaab ka bixisay tallaabadii ay shalay qaadday dawladda Kenya ee ay kula soo ...

DHAGEYSO: Somalia oo Kenya u diyaarisay jawaabo adag ?

February, 17, 2019
Saraakiisha Villa Somalia iyo kuwa Wasaaradda Arrimaha dibadda Somalia ayaa tibaaxay in la diyaariyay qodobo adag oo looga ...

DHAGEYSO:Maxaa Soo Dedejiyay Go’aanka Kenya,Halkee Ayuu Salka Ku Hayaa?

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa shaacisay Go’aan aad loola yaabay oo ay xiriirkii diblomaasiyadeed ugu jartay dowlada federaalka Somalia, waxayna ...




.