Sunday, April 21st, 2019

DHAGEYSO:Kooxda Al-Shabaab oo War kasoo Saartay Shirka London ee Shidaalka Soomaaliya?

Published on February 7, 2019 by   ·   No Comments

Kooxda Al-Shabaab ayaa ka hadashay shirka shidaalka Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada London, kaasi oo lagu iibinayo xirmooyin ka mid ah kuwa shidaalka Soomaaliya.

Cali Dheere oo la hadlay idaacadda Al-Shabaab, ayaa shaaca ka qaaday inaysan marnaba suurta-gali doonin in go’aannada kasoo baxa shirkaasi laga dhaqan geliyo gudaha dalka Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Waxa u sheegay in uu ugu baaqayo in shirkadaha doonaya inay soo qaataan qandaraaska shidaalka Soomaaliya ay ku waana-qaataan dilkii Paul Anthony Formosa ee dekedda Boosaaso.

Comments (0)




Wararka

DAAWO Sirta Kooxda Shabaab iyo Qeyb Cusub 1991-2019

April, 20, 2019

DHAGEYSO:Cumar al-Bashiir,oo Gurigiisa Laga Helay Malaayiin Doolar ?

April, 20, 2019
Dacwad oogaha dalka Suudaan ayaa waxa uu bilaabay baaritaan uu ku sameynayo madaxweynaha xilka laga tuuray ee Cumar ...

Farmaajo oo Waqti Kororsi Sameenayo iyo Beelo Badan oo ka Hor imaaday

April, 20, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wado qorshe uu ku doonayo inuu waqti kororsi ku sameysto, Madaxweyne Farmaajo ayaa ...




.