Sunday, April 21st, 2019

DHAGEYSO:Warbixin, Madaxda Hirshabeelle oo ka walaacsan bixitaanka AMISOM

Published on February 12, 2019 by   ·   No Comments

Wixii ka dambeeyay bishii December ee sanadkii 2018 markaas oo ay Midowga Afrika Shaaciyeen in 1,000 Askari oo u dhashay Burundi laga saari doono Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya  ayaa waxaa isa soo taraya walaaca ay qabaan madaxda maamul goboleedka Hirshabelle.

In kabadan 3 jeer ayey madaxda Hirshabeelle soo saareyn baaqyo ku aadan in Ciidamada Burundi dalka aysan ka bixin, sababtu waxay ku sheegeyn in Al-shabaab ay ku hareersayn yihiin degaanada Maamulkaas.

1,000-ka Askari ee katirsan AMISOM ee dalka ka baxaya ayaa dhamaantood waxay ku sugan yihiin Shabeelaha Dhexe, waxaana la filayaa in ka hor 28ka bishaan oo ay uga baxaan Soomaaliya sida ku cad qaraar bishii January ay soo saareyn Golaha ammaanka Qaramada Midoobay.

 

Comments (0)




Wararka

DAAWO Sirta Kooxda Shabaab iyo Qeyb Cusub 1991-2019

April, 20, 2019

DHAGEYSO:Cumar al-Bashiir,oo Gurigiisa Laga Helay Malaayiin Doolar ?

April, 20, 2019
Dacwad oogaha dalka Suudaan ayaa waxa uu bilaabay baaritaan uu ku sameynayo madaxweynaha xilka laga tuuray ee Cumar ...

Farmaajo oo Waqti Kororsi Sameenayo iyo Beelo Badan oo ka Hor imaaday

April, 20, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wado qorshe uu ku doonayo inuu waqti kororsi ku sameysto, Madaxweyne Farmaajo ayaa ...




.