DHAGEYSO:D.Trump oo Ugu Baaqay Ilhan Omar inay Is-casisho !
Published on February 13, 2019 by xareed · No Comments
Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa inay is casisho ugu baaqay Ilhan Cumar oo ah xubin ka tirsan Aqalka Hoose ee Congresska Maraykanka, ka dib markii ay Isniintii raali galin ka bixisay haddalo ay qortay oo loo arkay inay dadka Yuhuudda ka soo horjeedaan.

Madaxweynaha ayaa Talaadadii shalay warfidiyeenada u sheegay in raalli galintii Ilhan Cumar ay dhantaalan tahay, waxana uu intaas ku daray in raalli galintaas ayna waxba ka ahayn.


Wararka
February, 16, 2019
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda uu ...
February, 16, 2019
Wada-hadallo u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubaland ayaa ka socda magaalada Nairobi.
Wada-hadalladan ayaa waxaa billowgooda ka ...
February, 16, 2019
Xog gaara oo ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegeysa in isku shaandheynta lagu sameynayo Golaha wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ...