Saturday, March 23rd, 2019

Barcelona oo Cashar ugu Dhigatay Real Madid Garoonkeeda

Published on February 27, 2019 by   ·   No Comments

Kooxda Barcelona ayaa guul 3-1 ah ka gaartay kooxda Real Madriid kulan ciyareedkii ka tirsanaa tartanka boqorka Spain wareegiisa Semi finalka .

Kulan ayaa ahaa mid xiiso badan waxa uuna ka tirsanaa tartanka boqorka Spain , qeebtii koowaad ee kulanka wax gool ah la iskama dhalin oo waa la is mari waayey .

Ciyaaryahanada labada dhinic waxa ay heleen jaanisyo dhowr ah balse midna kama uusan faa ideysan janisyadaadas qeebtii koowaad .

Waxaa loo dareeray qolka labiska si ay ciyaaryoyda u soo qataan waqtiga nasiinada ugu dambeena waxaa dib loo anaba qaaday qeebtii dambe ee ciyaarta .

Wiilasha kooxda Barca ayaa dar dar xoogan la soo galay qeebtii dambe ee ciyaarta waxa ayna la yimaadeen sede gool oo wadna qabad ku noqday taageerayaasha iyo ciyoortoyda kooxda Madriid .

Laacibka xulka qaranka Urugay ee Luis Suarez ayaa ka dhaliyey kooxda Madrid goolasha loo yaqaano sedex leyda , labo kamida goolasha uu dhaliyey waxaa caawiye ka ahaa wiilka reer Farance ee Osmane Dambele .

Ugu dambeen ciyaarta ayaa ku dhamaatay 3-0 Madrid ayaana awoodi weysay in ay la yimaad xitaa gool iyaga oo ku ciyaaraya ciidooda , balse waxaa xusid mudan in markale todoobadn soo socda bilowgiisa ay isku arki doonaan kulan ka tirsan horyaalka La Liga .

Comments (0)




Wararka

Xasan Cali Kheyre oo Ka Hadlay Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdsiho ?

March, 23, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey Alla ha u naxariistee dadkii ...

DHAGEYSO:Sidee Ayaa Loo Fuliyey 5-tii Qarax ee Muqdisho ka dhacay?

March, 23, 2019
Shan qarax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxyada koowaad iyo labaad ayaa lagu qaaday wasaaradda shaqada iyo ...

DAAWO Biloowgii Dagaalka Argagixisada Ee Somalia? 2006-2019

March, 22, 2019




.