Thursday, May 23rd, 2019

DHAGEYSO:Abiy Ahmed oo Soo Saaray War ka Duwan Kan Villa Somalia ?

Published on March 6, 2019 by   ·   No Comments

Xafiiska ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay waxyaabaha ay ka wad hadleen madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Warkaan  ayaa u muquda mid ka duwan kan Villa Somalia, wuxuuna u muuqdaa mid sheegaya in labada madaxweyne ay ka wada hadleen arrimaha badda, inkasta oo uusan magac ahaan u sheegin badda.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Farmaajo oo Ka Jawaabtay Go’aanada Kenya!!

May, 22, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay go’aanadii Kenya ay qaadanaysay mudooyinkii dambe. Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda ...

DHAGEYSO Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay”Horumarka Soomaaliya Halis Ayuu Wajahayaa” !

May, 21, 2019
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in Soomaaliya ay horumar ka samaynayso dhismaha dawladnimo oo ay shaqaynayso. Hase ...

DHAGEYSO: Go’aanka Jubbaland Oo Dhabar Jab Ku Ah Dowladda Farmaajo ??

May, 21, 2019
Axmed Maxamed Islaam {Madoobe} ayaa sii damqiyey Boogtii la rajeenayey inay bogsato taas oo aheyd isku soo dhawaanshiyaha ...




.