Sunday, April 21st, 2019

Cumar C/rashiid oo Lagu Eedeeyay Banaanbax Ka ah Dowladda Somaliya

Published on April 17, 2019 by   ·   No Comments

La Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle,marna sheegta in uu yahay Gudoomiye Xisbi siyaasadeed ayaa sheegay in la qaban-qaabinaayo banaanbax ka dhan ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Jeelle oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay In banaanbaxa looga soo horjeedo dowladda ay qaban qaabinayaan Siyaasiyiin hore iyo xubno ka Tirsan Dowladda,islamarkaana Dowladda imaaraadka carabata ay dhaqaalo ku bixinayso.

Waxa uu sheegay in siyaasiyiin uu ka mid yahay Senator Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ay qaban qaabinayaan banaanbaxa ka dhanka ah dowladda Soomaaliya.

Comments (0)




Wararka

Kheyre oo Beeniyay in Xukuumadiisa Awood u Adeegsato Mucaaradka!

April, 21, 2019
Raisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa beeniyay in Xukuumadda madaxda uu ka yahay ay awood ...

Madax Goboleedyadda oo 2-Qodob Kala Hadlay Wakiilada Beesha Caalamka

April, 21, 2019
Madaxweynayaasha Maamul goboleedyadda Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa kulamo xasaasi ah kawada Magaaladda Nairobi ee caasimadda Kenya. Madaxda ayaa ...

DAAWO Sirta Kooxda Shabaab iyo Qeyb Cusub 1991-2019

April, 20, 2019




.