Sunday, April 21st, 2019

Lionel Messi oo ka Hadlay Guushii ay ka Gaareen kooxda Man United ?

Published on April 17, 2019 by   ·   No Comments

Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa saxaafada ka soo hor muuqday kadib markii uu kooxdiisa ka caawiyay in ay u soo baxday afar dhamaadka tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions league isaga oo dhaliyay laba ka mid ah saddexdii gool ee ay Barca ku garaacay Man United.

Lionel Messi ayaa cadeeyay in shantii daqiiqo ee ugu horaysay kulankii Man United ay ahaayeen kuwo naxsan oo qabow balse waxa uu xusay in ay kadib la wareegeen maamulka ciyaarta wuxuuna ku faanay in ay tani muujisay waxa ay yihiin.

Messi ayaa ku dooday in uu nasiib ku lahaa goolkii furitaanka inkasta oo uu shaqo wayn ka qabtay sidii uu Ashley Young kubbada ugaga soo guulaystay iyo waliba qaabkii uu xidigaha kale ee United.

Comments (0)




Wararka

Kheyre oo Beeniyay in Xukuumadiisa Awood u Adeegsato Mucaaradka!

April, 21, 2019
Raisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa beeniyay in Xukuumadda madaxda uu ka yahay ay awood ...

Madax Goboleedyadda oo 2-Qodob Kala Hadlay Wakiilada Beesha Caalamka

April, 21, 2019
Madaxweynayaasha Maamul goboleedyadda Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa kulamo xasaasi ah kawada Magaaladda Nairobi ee caasimadda Kenya. Madaxda ayaa ...

DAAWO Sirta Kooxda Shabaab iyo Qeyb Cusub 1991-2019

April, 20, 2019




.