Tuesday, May 21st, 2019

Madax Goboleedyadda oo 2-Qodob Kala Hadlay Wakiilada Beesha Caalamka

Published on April 21, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweynayaasha Maamul goboleedyadda Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa kulamo xasaasi ah kawada Magaaladda Nairobi ee caasimadda Kenya.

Madaxda ayaa shalay yeeshay kulamo iyaga dhexdooda ah, iyo kuwa ay la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka ee Nairobi fadhiya.

Kulamadda ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo la xiriira taageerada beesha Caalamka, siyaasadda, khilaafka xilligan ka dhex jira dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada oo hakad geliyay wada shaqeyntii labada dhinac.

Madaxweynayaasha Maamul goboleedyadda Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa wakiiladda beesha caalamka hordhigay labo qodob oo kala ah.

1-in macaamil gaar ah lala yeesho maamul goboleedyada, halkii taageerada loo soo marsiin lahaa dowladda Federaalka.

2-in la sameeyo Road Map doorasho, maadaama ay sheegeen in aysan Xukuumadda weli diyaarin nooca doorashada.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo Go’aan Culus Kasoo Saaraya Dagaalka ay ku Heyso Kenya ?

May, 21, 2019
Warar hoose oo ay heleyso Warbaahinta Xushmo.com ayaa sheegaya in Madaxda Soomaaliya ay kulan deg deg ah ka ...

DHAGEYSO:Kenya oo Ka Hadashay Sababta ay U diiday Dal Ku Galka!!

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Sababta ay fiisaha dalkeeda ugu diiday 3-mas’uul oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir ...

DHAGEYSO:Beyle oo Farriin u Diray Ganacsatada ay Hantida u Taalo Qurbaha ?

May, 21, 2019
Wasiirka Maaaliyada Soomaaliya Dr Abdiraxman Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda muqdisho ayaa ka warbixiyay tirakoobka ...




.