Tuesday, May 21st, 2019

Kheyre oo Beeniyay in Xukuumadiisa Awood u Adeegsato Mucaaradka!

Published on April 21, 2019 by   ·   No Comments

Raisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa beeniyay in Xukuumadda madaxda uu ka yahay ay awood u adeegsato mucaaradka.

Isagoo wareysi siinayay TV-ga Universal ayuu sheegay in Xukuumaddiisa cidna aysan awood ku maquunin, balse nidaamka dowladnimada uu yahay haddii dhaqaalaha dib u habeyn lagu sameynaayo in musuq lala dagaalamo.

Sidoo kale waxa uu sheegay Raisulwasaare kheyre inay ka soo baxeen isaga iyo madaxweynaha balamihii ay ka qaadeen shacabka Somaliyeed oo aheyd inay si dhab ah u wada shaqeynayaan.

“Anaga cidna xoog kuma muquunino laakiin dhaqanka dowladnimo, ayaa wuxuu yahay haddii aad rabtid inaad dhaqaalaha dib u habeyn ku sameyso waa in musuq maasuqa lala dagaalamaa, waxaan aaminsahay shacabka Somaliyed intooda badan inay indhahooda macalin yihiin, waxaan balan qaadnay dhaqaalaha dib u habeyn inaan ku sameyn doono, waxaan balan qaadnay in Ciidamada dib u habeyn aan ku sameynayno waa adigaa arkay”ayuu yiri Raisulwasaare Khayre.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo Go’aan Culus Kasoo Saaraya Dagaalka ay ku Heyso Kenya ?

May, 21, 2019
Warar hoose oo ay heleyso Warbaahinta Xushmo.com ayaa sheegaya in Madaxda Soomaaliya ay kulan deg deg ah ka ...

DHAGEYSO:Kenya oo Ka Hadashay Sababta ay U diiday Dal Ku Galka!!

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Sababta ay fiisaha dalkeeda ugu diiday 3-mas’uul oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir ...

DHAGEYSO:Beyle oo Farriin u Diray Ganacsatada ay Hantida u Taalo Qurbaha ?

May, 21, 2019
Wasiirka Maaaliyada Soomaaliya Dr Abdiraxman Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda muqdisho ayaa ka warbixiyay tirakoobka ...




.