Tuesday, May 21st, 2019

DHAGEYSO Maxay ku Heshiin Karaan Soomaaliya iyo Soomaaliland?

Published on May 6, 2019 by   ·   No Comments

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa mar walba ku celiya inay diyaar u yihiin sidii ay miiska wadahadalka ula fariisan lahaayeen Soomaaliland, halka madaxda jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqdayna ay tabanayaan arrimo badan.

Labada dhinac ayaa horay u wada fariistay, wax heshiis ahna ma dhex marin, inkastoo aysan kulmin sannadihii ugu dambeeyay, intii ay jirtay dowladda federaalka ee uu hoggaamniyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Maxay ku heshiin karaan labada dhinac?

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo Go’aan Culus Kasoo Saaraya Dagaalka ay ku Heyso Kenya ?

May, 21, 2019
Warar hoose oo ay heleyso Warbaahinta Xushmo.com ayaa sheegaya in Madaxda Soomaaliya ay kulan deg deg ah ka ...

DHAGEYSO:Kenya oo Ka Hadashay Sababta ay U diiday Dal Ku Galka!!

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Sababta ay fiisaha dalkeeda ugu diiday 3-mas’uul oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir ...

DHAGEYSO:Beyle oo Farriin u Diray Ganacsatada ay Hantida u Taalo Qurbaha ?

May, 21, 2019
Wasiirka Maaaliyada Soomaaliya Dr Abdiraxman Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda muqdisho ayaa ka warbixiyay tirakoobka ...




.