Tuesday, May 21st, 2019

DHAGEYSO: Wax Yaabihii Layaabka Lahaay ee ka Dhacay Shirkii Garoowe !!!

Published on May 11, 2019 by   ·   No Comments

Waxaa fashil kusoo dhamaaday Shirkii wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir uga socday magaalda Garoowe.

Shirkaan ayaa Magaaladda Garoowe ee Puntland  ka bilowday 5-tii bishaan,waxaana shirka uu ahaa mid ka duwan shirarkii hore,madaama Madaxda ay arrimo xasaasi ah kawada hadleen.

DHAGEYSO Cod Sir Ah 

 

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo Go’aan Culus Kasoo Saaraya Dagaalka ay ku Heyso Kenya ?

May, 21, 2019
Warar hoose oo ay heleyso Warbaahinta Xushmo.com ayaa sheegaya in Madaxda Soomaaliya ay kulan deg deg ah ka ...

DHAGEYSO:Kenya oo Ka Hadashay Sababta ay U diiday Dal Ku Galka!!

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Sababta ay fiisaha dalkeeda ugu diiday 3-mas’uul oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir ...

DHAGEYSO:Beyle oo Farriin u Diray Ganacsatada ay Hantida u Taalo Qurbaha ?

May, 21, 2019
Wasiirka Maaaliyada Soomaaliya Dr Abdiraxman Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda muqdisho ayaa ka warbixiyay tirakoobka ...




.