Tuesday, May 21st, 2019

DHAGEYSO Goodax;-“Ardey Ma Aheyn Kuwii Banaanbaxa Dhigayay”!

Published on May 14, 2019 by   ·   No Comments

Wasiirka Waxbarashadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa si kulul ugu hadlay banaanbaxii maanta Muqdisho ay ka dhigeen Ardeyda Dugsiyadda Sare kuwaasi oo dhawaan u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Dowladda balse laga joojiyay kadib markii ay qish haleen.

Wasiirka ayaa sheegay in uu isku dayay in uu la hadlo qaar ka mid ah Ardaydii Banaanbaxa waday,laakiin ay kala hor yimaadeen dhagaxaan iyo dagaal, islamarkaana ay suurtoobi weysay in ay la hadlaan.

Sidoo kale wasiir Goodax ayaa sheegay in ay jiraan dad aan aheyn Arday oo wadda rabshado lagu carqaladeynaayo Imtixaanka guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya ee dib loo dhigay habeenkii xalay ahaa.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo Go’aan Culus Kasoo Saaraya Dagaalka ay ku Heyso Kenya ?

May, 21, 2019
Warar hoose oo ay heleyso Warbaahinta Xushmo.com ayaa sheegaya in Madaxda Soomaaliya ay kulan deg deg ah ka ...

DHAGEYSO:Kenya oo Ka Hadashay Sababta ay U diiday Dal Ku Galka!!

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Sababta ay fiisaha dalkeeda ugu diiday 3-mas’uul oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir ...

DHAGEYSO:Beyle oo Farriin u Diray Ganacsatada ay Hantida u Taalo Qurbaha ?

May, 21, 2019
Wasiirka Maaaliyada Soomaaliya Dr Abdiraxman Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda muqdisho ayaa ka warbixiyay tirakoobka ...




.