Tuesday, May 21st, 2019

DHAGEYSO:UNHCR oo ka Hadashay Rabshado ka Dhacay Xafiiskeeda Nairobi?

Published on May 15, 2019 by   ·   No Comments

Hay’adda Qarmada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga adduunka oo maanta shir jaraai’d ku qabatay magaalada Nairobi ayaa ka hadashay arrimo ku saabsan rabshado dhowaan ka dhacay afaafka kore ee xafiiska UNHCR ee magaalada Nairobi.

Rabshadahaas ayaa sida la sheegay waxaa ku lug lahaa dad qaxooti ah oo hay’adda taageero ka raadinayay iyo Ciidamada Booliska.

UNCHR oo sidoo kale ka hadashay go’aankii ay dhowaan dowladda Kenya ku sheegtay inay ku xirayso xeryaha qaxootiyada ee Dhadhaab ayaa sheegtay in arrintaasi ay si dhow ugala hadlayaan dowladda Kenya.

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo Go’aan Culus Kasoo Saaraya Dagaalka ay ku Heyso Kenya ?

May, 21, 2019
Warar hoose oo ay heleyso Warbaahinta Xushmo.com ayaa sheegaya in Madaxda Soomaaliya ay kulan deg deg ah ka ...

DHAGEYSO:Kenya oo Ka Hadashay Sababta ay U diiday Dal Ku Galka!!

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Sababta ay fiisaha dalkeeda ugu diiday 3-mas’uul oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir ...

DHAGEYSO:Beyle oo Farriin u Diray Ganacsatada ay Hantida u Taalo Qurbaha ?

May, 21, 2019
Wasiirka Maaaliyada Soomaaliya Dr Abdiraxman Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda muqdisho ayaa ka warbixiyay tirakoobka ...




.