Tuesday, May 21st, 2019

DHAGEYSO: Farmaajo “Xaaf Wuxuu Diiday Dawadii Aan U Qoray in uu Cuno”!!!

Published on May 15, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweyne Farmaajo Ayaa Markii ugu Horeysay Shaaciyay Arinta  Galmudug dhowr jeer laga hadlay, balse markii la soo bandhigay in la qabto dib u heshiisiin iyo in dadka reer Galmudug ay wada hadlaan uu markii hore aqbalay Madaxweyne Xaaf, balse markii uu tashi geliyay uu la soo noqday inuu arrintaas diiday.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku kaftamay xaalada ka jirta Galmudug ay la mid tahay sida qof xanuunsan oo loo baahan yahay saddex marxalad inuu maro, in marka hore Isbitaal tago, la ogaado xaalkiisa, la baaro, kaddibna daawo la siiyo, balse daawadii uu diiday Madaxweyne Xaaf.

Cod Sir ah  Halka uu Ka Bilaawday Dagaalka Xaaf  iyo Farmaajo?

Comments (0)




Wararka

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo Go’aan Culus Kasoo Saaraya Dagaalka ay ku Heyso Kenya ?

May, 21, 2019
Warar hoose oo ay heleyso Warbaahinta Xushmo.com ayaa sheegaya in Madaxda Soomaaliya ay kulan deg deg ah ka ...

DHAGEYSO:Kenya oo Ka Hadashay Sababta ay U diiday Dal Ku Galka!!

May, 21, 2019
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Sababta ay fiisaha dalkeeda ugu diiday 3-mas’uul oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir ...

DHAGEYSO:Beyle oo Farriin u Diray Ganacsatada ay Hantida u Taalo Qurbaha ?

May, 21, 2019
Wasiirka Maaaliyada Soomaaliya Dr Abdiraxman Ducaale Beyle oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda muqdisho ayaa ka warbixiyay tirakoobka ...




.